Home / 2017

Yearly Archives: 2017

Thailand conman sentenced to 13,000 years in prison

A Thai court has sentenced a conman to more than 13,000 years in prison. Pudit Kittithradilok, 34, admitted to his part in running a fraudulent Ponzi scheme promising investors massive returns. The BBC reports Pudit was found guilty of 2,653 counts of fraud after ripping investors off for more than …

Read More »

Markab labaad oo shidaal geynayay Kuuriyada Waqooyi oo la qabtay

Markabka Lighthouse Winmore ayaa laga buuxay shidaal si uu u geeyo Taiwan Mas’uuliyiinta Kuuriyada Koonfureed ayaa qabtay markabkii labaad oo looga shakisan yahay inuu shidaal kasoo qaaday maraakiib kale oo ku sugan badda, kaasi oo geynayey shidaalka Kuuriyada Waqooyi. Tallaabadan ayaa waxa ay ka hor imaaneysa cunaqabteynaha hay’adda Qaramada Midoobay …

Read More »

AKHRISO: Bayaan Culimada Soomaaliyeed ka soo saareen Khilaafka Siyaasadeed wadanka ka jiro

Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan kasoo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee xiligan ka jira dalka, waxa ayna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqeen in ay ilaashadaan Diintooda iyo dowladnimadooda. Bayaan kasoo baxay Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa loogu baaqay kooxda Mucaaradka ku ah dowlada in Mucaaradnimadooda ay noqoto mid wax dhista balse aysan noqon …

Read More »