Home / 2018 / March

Monthly Archives: March 2018

Xiisadda Ruushka iyo Britain oo saameysay duulimaadyadda labada dal

Ruushka ayaa ka dalbaday saraakiisha kastamka Britain inay sharaxaad ka bixiyaan diyaarad Ruushku leeyahay oo ay ku baareen garoonka diyaaradaha ee London Heathrow, iyaga oo ku tilmaamay inay tahay arrintaasi daandaansi cad. Safaarada Ruushka ee London ayaa sheegeysa in saraakiisha UK ay isku dayeen baaritaanka diyaaraddan iyada oo howlwadeenadii diyaarada …

Read More »

Dhageyso: Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil “Jawaari Qodobo Ka mid ah Dastuurka ayuu Jabiyay”

Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah xildhibaanada mooshinka ka keenay gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Shekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in mooshinka laga keenay guddoomiyaha la horgeyn doono Golaha Shacabka. Xildhibanka ayaa sheegay in xildhibaanada mooshinka keenay iyo kuwa taageeray ay tiradoodu gaareyso 223 mudane …

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddoonka Baarlamaanka

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii la soo dhaafay uu khilaaf ka dhex taagnaa. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Guddoonka sidii loo hakin lahaa Khilaafka xoogan ee ka dhex taagan Xildhibaanada Golaha Shacabka. Kulanka Madaxweynaha uu qaatay Guddoonka Baarlamaanka ayaa sidoo …

Read More »

Security Council Fails to Agree on Gaza Joint Statement

  The UN Security Council heard fears of a further escalation in Israeli-Palestinian violence in the Gaza Strip during emergency talks Friday despite a failure to agree a joint statement on clashes that have left at least 16 people dead. UN Secretary-General Antonio Guterres called for an “independent and transparent investigation” and …

Read More »