Home / 2018 / April

Monthly Archives: April 2018

Tuulooyinka Hindiya oo dhammaantood koronto la galiyay

Dhammaan tuulooyinka Hindiya ku yaalla ayaa loo galiyay koronto, sida uu ku dhawaaqay ra’iisulwasaaraha dalkaas Narendra Modi. Arrintan ayaa la xaqiijiyay Sabtidii ka dib markii tuulo ku taalla gobolka Manipur ay noqotay middii u dambaysay ee korontada loo galiyo. In tuulada koronto la galiyay waxaa loo aqoonsadaa marba haddii 10% …

Read More »

AKHRISO: Taariikhda Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya u doortay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ka dib doorasho ka dhacday Muqdisho. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan waxa uu ku dhashay magaaladda Baydhabo sannadkii 1957-kii, wuxuuna W/barashadiisa ilaa Dugsiga Sare ku soo kala qaatay magaallooyinka Baydhabo iyo Muqdisho. Inta uusan ku soo biirin …

Read More »

Maxamed Mursal oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa guddoomiyahooda cusub waxay u doorteen xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka, C/weli Sheekh Muudey ayaa ku dhowaaqay natiijada: Ibraahim Isaaq Yarow waxa uu helay 118 cod Maxamed Mursal Sheekh oo helay 147 Cod Maxamed Mursal Sheekh …

Read More »

Dhageyso: Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Puntland oo minnesota lagu soo dhaweeyay.

Murashax madaxweyne ee Puntland sanadka soo socda 2019 horaatntiisa Maxamed Salad Cali Qoryooleey ayaa lagu soo dhaweeyay Minnesota soo dhawaynta waxaa ka qayb qaatay jaaliyada puntland ee Minnesota iyagoo sheegay in uu yahay masuul ku haboon qabashada hogaanka puntland. http://www.allgalgaduud.net/wp-content/uploads/2018/04/Murashax-madaxweyne-ee-Puntland-Maxamed-Salad-Cali-Qoryooleey-oo-lagu-soo-dhaweeyay-Minnesota.mp3

Read More »

First person convicted under Malaysia’s fake news law

Danish national wrongly accused police of slow response after Palestinian lecturer was killed A Malaysian court has convicted a Danish citizen over inaccurate criticism of police on social media, the first person to be prosecuted under a new law against fake news. Salah Salem Saleh Sulaiman, 46, was charged with …

Read More »

Israel wounded 30 Palestinian athletes in Gaza

Israeli occupation forces shot and wounded 30 Palestinian athletes in the besieged Gaza Strip since the start of the “Great March of Return” on 30 March, the Palestinian Ministry of Youth and Sport revealed yesterday. Several were shot in the head and were in a critical condition, the ministry added. …

Read More »

Israel razes hundreds of olive trees in Jordan Valley

Israeli occupation forces uprooted and damaged hundreds of olive trees planted by pro-Palestine supporters during the past week in the northern Jordan Valley, Palestinian mass media said. Human rights activists from B’Tselem, Aref Daraghmeh, said: “The Israeli occupation forces uprooted the olive trees planted by Palestinians and pro-Palestine activists last …

Read More »

Iran: US-Saudi cooperation will destabilise Middle East

Iran said today that cooperation between Saudi Arabia and the United States will further destabilise the Middle East, Reuters reported a senior official said, adding that Tehran will continue its presence in the region despite Washington’s pressure to limit its influence. Secretary of State Mike Pompeo, who met Saudi King …

Read More »