Home / 2018 / May

Monthly Archives: May 2018

Gabar naqshadeysa xijaabka oo xukun dheer lagu riday

Gabar dharka naqshadaysa, oo taariikh ka sameysay toddobaadkan bandhiga dharka ee lagu qabtay New York, kana qeyb galisay bandhiga gabdho ku labisan xijaabka ayaa lagu xukumay 18 sano oo xarig ah ka dib markii lagu soo eedeeyey arrimo la xiriira been abuur. Anniesa Hasibuan oo u dhalatay dalka Indonesia iyo …

Read More »

Daawo Sawiro: R/W Kheyre oo Kormeeray Saldhig Mareykanka ku tababaraan Kumaandooska Somaliya

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tagay garoonka Diyaaradaha Balli-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo saldhig u ah ciidamo Mareykan ah oo tababara Kumaandoosaka Somalia. Xasan Kheyre Kormeerka uu ku tagay Garoonka Balli-Doogle waxaa ku wehliyay Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya, Taliyaha …

Read More »

Daawo Sawiro: Xafiisyo cusub oo loo sameenayo Guddiyada ugu shaqada badan Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta kormeer ku sameeyay xafiisyo loo sameenayo qaar kamid ah Guddiyada Golaha Shacabka. Xafiisyadan cusub ayaa loo sameenayaa Guddiyada ugu shaqada badan ee Xildhibaanada Golaha Shacabka, si loo dar dar galiyo shaqooyinka ay qabtaan Guddiyada ay leeyihiin Golaha Shacabka Soomaaliya. …

Read More »