Home / 2018 / October (page 3)

Monthly Archives: October 2018

Loyalists urge Irish government to stop ‘Brit-bashing’ on Brexit

UVF leaders say warning of attacks in event of hard Brexit could strain north-south ties Senior loyalist paramilitaries have warned the Irish government to “tone down” its rhetoric on Brexit because the perceived “Brit-bashing” risks harming peace and reconciliation in Northern Ireland, the Guardian has learned. Leading figures in the Ulster …

Read More »

Khilaaf cusub oo ka dhex curtay Madaxweyne Xaaf iyo Shiikh Shaakir

Madaxa xakuumadda Galmudug, Sheekh Axmed Shakiir ayaa soo dhaweeyay baaqii madaxweynaha dowladda federaalka, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku aadanaa ka qaybgalka shir wada-tashi ah, taasina waxay dhibaato ku tahay madaxweynaha dowlad-gobolleedka, Axmed Ducaale Xaaf. Hogaanka maamulka Galmudug ayaa horay labo ugu kala qaybsamay, madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo guddoomiyaha Baarlamaanka oo …

Read More »

Madaxweyne Shariif Xasan oo isbedel ku sameeyay saraakiisha iyo ciidanka ilaalada madaxtooyadda

Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa beddelay saraakiisha iyo ciidanka ilaalada madaxtooyadda maamulka, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ku dhow madaxtooyadda. Warar kale oo laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in lagu xareeyay dhammaan ciidanka madaxtooyadda dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed xero ku taalla gudaha magaalada Baydhabo, la-taliyayaal dhinaca amniga ayaa u soo …

Read More »

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland oo ka soo horjeestay go’aanadii dowlad goboleedyada ee Garowe

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa ka hor yimid go’aanadii maamul Goboleedyada ee ka soo baxay shirkii Garowe, isagoo dhinaca kale ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada. Camey ayaa madaxda maamul Goboleedyada ku eedeeyey inay sabab u yihiin khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka, …

Read More »

Rouhani first deputy: US cannot stop export of Iranian oil

Iran’s First Vice President, Eshaq Jahangiri Kouhshahi, said Sunday that the United States will not be able to stop the export of Iranian oil because of plans and mechanisms prepared by the Iranian government. Iranian IRNA news agency quoted Jahangiri as saying that “Iran has been exporting 2.5 million barrels …

Read More »

Saudi activist: Twitter has become tool for tyrants

  Saudi prominent human rights activist Manal Al-Sharif said that social media platform, Twitter has become a tool for tyrants to silence dissent. Speaking at the SingularityU Nordic “global innovation” conference held last week in Stockholm, Al-Sharif deleted her Twitter account live on stage. The next day she released a …

Read More »