Home / Somali News / Daawo Muuqaal:  Ma Runbaa Al Shabaabkii ciidamada ku laayay Puntland inay galeen deegaanada Somalilaland ?

Daawo Muuqaal:  Ma Runbaa Al Shabaabkii ciidamada ku laayay Puntland inay galeen deegaanada Somalilaland ?

Warar ka imaanayo shacab badan oo ku nool deegaano hoos yimaada maamulka Somaliland ayaa xaqiijinaya in dagaalyahano ka tirsan ururka Al Shababaan oo deegaanka Af urur ku soo laayay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland inay si toos ah u galeen dhul ay taliso Somaliland .

Dadka ku nool degmada Ceerigaabo gaar ahaan deegaanka Hadaftimo ayaa sheegay inay indhahooda ku arkeen Al Shabaab badan oo dhanka buuraha Gal galo iyo Af Urur ka soo guuray soona gaaray deegaanada maamulka Somaliland.

Previous Shuruudo Cusub oo Dhinaca Viisaha Mareykanka oo lagu soo rogay dadka kasoo jeeda 6 dal oo Muslim ah.
Next Daawo Muuqaal: Barnaamij laga diyaariyay caruur soomaali ah oo lagu qaatay magaalada Trollhåten.

Check Also

Maxkamada Yurub oo sharci ka soo saartay in loo gefo nebi Muxamed NNKH

Maxkamada Xuquuqda Aadanaha ee Yurub ayaa soo saartay sharci cusub oo mamnuucaya in loo gefo …