Home / Somali News / Dhageyso: Dhawacyadii Dabkii Xalay ka dhacay Garowe oo Muqdisho loo qaaday

Dhageyso: Dhawacyadii Dabkii Xalay ka dhacay Garowe oo Muqdisho loo qaaday

Gudoomiyaha degmada Garowe Xasan Goodir ayaa sheegay dabkii ka kacay xalay Garoowe in dhaawacyada loo qaaday caasimada Soomaaliya uuna gaystay Dhimasho 4 Qof.

Gudoomiyaha ayaa sheegay 4 qof oo ugu culus dadkii dhawacu soo gaaray in loo qaadayo magaalada Muqdisho ee Casimada Somaaliya isagoo ku macneeyey in khasaaraha dabkaasi uu aad u cuslaa.

Gudoomiye Goodir ayaa tacsi u diray Shacabkii ay dadkoodu ku geeriyooday sidoo kalana kuwa dhawacana Alle uga baryey inuu caafimaad deg deg ah siiyo.

Previous Daawo Sawiro: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo safiirka Turkiga kala hadlay taageerada iyo horumarinta gobolka Banaadir
Next Hunger intensifies in 9 African countries, others – UN

Check Also

Maxkamada Yurub oo sharci ka soo saartay in loo gefo nebi Muxamed NNKH

Maxkamada Xuquuqda Aadanaha ee Yurub ayaa soo saartay sharci cusub oo mamnuucaya in loo gefo …