Home / Somali News / Dhageyso: Farmaajo oo ka hadlay Xaaladda Geeska Afrika

Dhageyso: Farmaajo oo ka hadlay Xaaladda Geeska Afrika

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Iskaashiga gobolka ee u dhaxeeyo dalalka Somalia Ethiopia iyo Eritrea, iskaashigaas oo uu ku tilmaamay inuu yahay mid sare u qaadeya dhaqaalaha iyo Iskaashiga gobolka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in arinkaasi uu hoos u dhagayo faragalintii ay dowlada Ehiopia muddo aad u dheer kusoo haysay Somalia.

Warbixintan waxaa ka diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

xigasho: voa

Previous Dhageyso: Nabaddoon lagu Xiray Balad-xaawo
Next El Chapo trial: Sinaloa cartel bribed top police officials, ex-member testifies

Check Also

Sirdoonka Mareykanka oo sheegay in Amir Maxamed Bin Salmaan uu ka danbeeyay dilkii Jamaal Khashoggi

Hay’adda Sirdoonka dalka Mareykanka ee CIA da ayaa sheegtay in Amiir Maxamed Bin Salmaan uu …