Home / Somali News / Dhageyso: Nabaddoon lagu Xiray Balad-xaawo

Dhageyso: Nabaddoon lagu Xiray Balad-xaawo

Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa maalinkii Afraad ku xiran Suldaan Khaliif Xaaji Xassan oo ka mid ah salaadiinta dhaqanka ee degmadasi kuwa ugu caansan.

Salaadiinta Dhaqanka degmada Baladxaawo ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku cambaareyey xariga nabadoonka.

Nabadoon Xaaji Yaroow Maxamuud Cali ayaa VOA u sheegay inay la xariireen maamulka degmada si ay wax uga weydiiyaan xariga nabaddoonka.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefonka ku wareysatay.

xigasho: voa

Previous Wasiirkii Difaaca Isra’il oo is casilay hashiiskii lala galay Hamas darteed
Next Dhageyso: Farmaajo oo ka hadlay Xaaladda Geeska Afrika

Check Also

Sirdoonka Mareykanka oo sheegay in Amir Maxamed Bin Salmaan uu ka danbeeyay dilkii Jamaal Khashoggi

Hay’adda Sirdoonka dalka Mareykanka ee CIA da ayaa sheegtay in Amiir Maxamed Bin Salmaan uu …