May 24 2013 14:42:59
Users Online
· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 6
· Newest Member: Xirsishire
Wararka Soomaaliya & Caalamka
Haweeneey La Gudoonsiiyay Billad Caalami ah.
23-05-2013

Midawga Africa oo Aas aaskii u Dabaaldagaya.
23-05-2013

Sudan iyo Soomaaliya oo Heshiisyo kala Saxiixday.
23-05-2013

Al-shabaab iyo Ethiopia oo xadka ku Dagaalamay.
23-05-2013

Wafdi ka Socda ICRC oo Gaaray Kismaayo.
23-05-2013

Ciidamo Qeyb ka ah Howlgalka Midawga Africa oo Gaaray Degmada Dhoobleey.
23-05-2013

Nin Lagu Dilay Woqooyi-Bari London.
22-05-2013

Al-shabaab oo dilal Fool xumo ka Gaysanaya Gobalada Dhexe.
22-05-2013

Ciidamo Gadoodsan oo xeray Shirikadaha iyo Ganacsiga Magaalada Beled-Xaawo.
22-05-2013

Waziirka Difaaca Xukuumada Soomaaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Sudan..
22-05-2013

Layaabka & Arrimaha Bulshada
Ethiopia's Bogaletch Gebre wins King Baudouin Prize.
23-05-2013

DAAWO FANAAN KING KHAALID OO KOBAHA LA DULMARAY CABDI QABOOJIYE IYO IKRAAN CARAALE
19-03-2013

Italian ambassador praises progress in Somalia
22-10-2012

Gunmen attack Somali journalist
22-10-2012

Somali pirate attacks show sharp fall
22-10-2012

Usher is back with the official video for his next single, 'Numb'.
18-10-2012

singer Faysal release new song (Nimcaay).
14-10-2012

Kim Kardashian Already Hearing Wedding Bells With Kanye
08-10-2012

Lindsay Lohan's Dad Comments On Mother's Interview
08-10-2012

Mataano Spring 2013: Somali twins Ayaan and Idyl Mohallim go breezy, feminine for New York Fashion Week
06-10-2012

Haweeneey La Gudoonsiiyay Billad Caalami ah.
Ms Gebre waxaa la guddoonsiiyay billadda loo yaqaan King Baudouin oo lagu siiyay dalka Belgium inay ka hortagtay mowduucyo aan dhaqan ahaan laga hadlin.
Midawga Africa oo Aas aaskii u Dabaaldagaya.
Midawga Africa oo u dabaal dagaya sanad guuradii 50 aad ee ka soo wareegatay markii la aasay.
Ethiopia's Bogaletch Gebre wins King Baudouin Prize.
She was awarded the King Baudouin Prize in Belgium for confronting "culturally entrenched taboo subjects", the selection committee said.
Sudan iyo Soomaaliya oo Heshiisyo kala Saxiixday.
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Sudan ayaa sheegay in Ay ka shaqaynayaan Hishiiskan hirgalintiisa Sudan iyo Soomaaliyana aysan u arag in ay yihiin Laba dowladood ama laba shacab bal ay yihiin Hal shacab oo walaalo ah.
Al-shabaab iyo Ethiopia oo xadka ku Dagaalamay.
Maamulka Deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia iyo malayshiyada Al-Shabaab, ayaa ku dagaalamay degaanno ku teedsan xadka gobalka Hiiraan uu la wadaago Ethiopia.
Wafdi ka Socda ICRC oo Gaaray Kismaayo.
hay’adda Laanqeyrta Cas ee ICRC ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.
Ciidamo Qeyb ka ah Howlgalka Midawga Africa oo Gaaray Degmada Dhoobleey.
Guddoomiyaha degmada Dhoobley Axmed Xasan Qeex ayaa xaqiijiyay in ciidamo Sierra Leone ka socda ay soo gaareen magaalada.
Nin Lagu Dilay Woqooyi-Bari London.
Dowladda Britain ayaa lagu soo waramay in ay weerarkaa u tixgalineyso weerar agagixiso.
Al-shabaab oo dilal Fool xumo ka Gaysanaya Gobalada Dhexe.
Deegaanka Dudumo-Qaris waxay ku dileen afar qof oo uu ka mid yahay oday nabad-doon ah oo lagu magacaabo Xuseen Aadan Toorri kaasoo da’diisa lagu sheegay 90 sano jir, halka tuulada Saba-Xume rasaas ay ku fureen uu ku dhintay ilmo 7-jir ah.
Ciidamo Gadoodsan oo xeray Shirikadaha iyo Ganacsiga Magaalada Beled-Xaawo.
Ciidamada ayaa la sheegay inay damiyeen shirkadaha isgaarsiinta, waxay kaloo xireen goobaha ganacsiga.
Waziirka Difaaca Xukuumada Soomaaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Sudan..
Fiqi ayaa madaxweynaha Sudan guddoonsiiyay dhambaal uu uga siday madaxweynaha xukuumadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Saafi Films Music Mp3 Videos Somali Video Clip Qaraami Kaban Media

Media being used now
You need flashplayer
Download Flash Player
Most Popular
Top Rated
Last Viewed
Latest
Random
There are 351 media in 107 categories with a total of 60 votes & 0 comments
Latest Media
HADAAWAN HADAAD CAL...
[23-05-2013 09:25]
Bini aadam Cusub (M...
[23-05-2013 09:24]
Aabe Caruurtiisa ci...
[20-05-2013 00:24]
Daawo Geedkaan Waxa...
[20-05-2013 00:23]
Daawo Muuqaalka: Wa...
[20-05-2013 00:23]
Dhagax Hadii Dab La...
[20-05-2013 00:22]
Muuqaalkaan Waa Ka ...
[20-05-2013 00:21]
HORUMARKA DUNIDA GA...
[18-05-2013 00:23]
Muuqaal Cajiib Ah: ...
[18-05-2013 00:20]
Cunug 13 Jir Ah Oo ...
[17-05-2013 16:24]
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Top 189,749 unique visits Top